What Is A Nation?
Adoo huba wax kuu daran haddii, aad ka hari waydo Garashada waxaad kala hal noqon, hawtulhamaggiiye Isagaa horowgala dabkoo, aan hareer marine Hal ku seega waa la arki jirey, habowse waa liide. Haddaan la hinjin weligeedba talo, way hawirantaaye; Soomaaliyeey wixii horiyo, haatan iyo eegga, Hiddihiyo intaan dhaqanka iyo, haybtayada guurin, Ciiddeenna hodanka ah intaan, […]